Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daabacaada manhajka Waxbarashada Dugsiyada Puntland. Kulankan ayuu Madaxweynaha Dowladda Puntland warbixin ku saabsan Manhajka Puntland kaga dhegaystay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, falanqeyn iyo dib-u-eegis lagu sameeyay qiimaha Buugaagta iyo sidii culayska looga … Continue reading Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada (Sawirro)